Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Waa bandhigii Amal Express ee magaalooyinka Växjö iyo Alvesta..

Waa bandhigii Amal Express ee magaalooyinka Växjö iyo Alvesta.

Bandhigyada waxay dhaceen 7 iyo 8 November. Waxaa kasoo qeyb galay dad weyne aad u tiro badan oo ka faaiidaystay aqoonyahanada goobta ka hadlay. Dr Ahmed Abdullahi Al qasimi wuxuu ka hadlay barbaarita wanaagsan ee ubadka, xilka waalidiinta. Dr wuxuu siiyay dad weynaha talooyin sida ay ugu guulaysan lahayeen tarbiyadda caruurtooda. Dr Mohamed Xashi Shire wuxuu soo bandhigay buuggiisa baro cudurkaaga oo si fiican u faahfaahinaya cuduro kale duwan astaamahooda iyo maarayntooda.

Kulankaan waxaa maalgalisay Amal Express oo diyaar u ah horumarinta bulshada Soomaaliyeed.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

waa-bandhigii-amal-express-ee-magaalooyinka-vxj-iyo-alvesta