Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Maalgasho Dalkaaga.

Maalgasho Dalkaaga

Waa bandhigii shirkadda Amal Express ay kusoo bandhigtay adeegyo heersare sida AMAL BANK, fursado ganacsi oo ka jira Soomaaliya.
Bandhigaan wuxuu ka dhacay magaalada Göteborg ee dalka Sweden. Bandhigyadaan oo kale ayaa magaalooyinka waaweyn ee dalka Sweden Amal Express ka qaban doontaa.
Wixii suaalo ah lasoo xariira xarunta dhexe 46736632349


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

maalgasho-dalkaaga