Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Daahfurkii Buugga Eraybixinta Caafimaadka.

Daahfurkii Buugga Eraybixinta Caafimaadka

Daahfurkii Buugga Eraybixinta Caafimaadka

Dr Mohamed Shire ayaa ku daahfuray magaalada Göteborg buugg cusub oo ku saabsan eraybixinta caafimaadka luuqadda Soomaaliga iyi Swedishka.
Daabadacada buugaan waxaa fududeeyay shirkadaha Amal Express iyo Salama Travel. Waxaa kaloo daahfurka ka qeyb qaatay hayada waxbarashada Ibn Rushd Studieförbund. Kullankaan ayaa dhacay sabtidi 24 mars xaafada Angered, Blå Stället.

Amal Express ayaa mar kasta taagerta barnaamijyada lagu hormarinayo bulshada.

Haddad xiisaynaysid Buugga Eraybixinta Caafimaadka lasoo xiriir Abdihakem Mohamed 0737310541.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

daahfurkii-buugga-eraybixinta-caafimaadka