Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Bandhiggii Amal Express Sweden ee magaalada Borås. Bandhiggii Amal Express Sweden ee magaalada Borås

Bandhiggii Amal Express Sweden ee magaalada Borås

Amal Express ayaa shacabka ku nool magaalada Borås u qabatay barnaamij isugu jira adeegyada shirkada iyo soo bandhigid buug caafimad oo la yiraahdo baro cudurkaaga. Kulankaan waxaa kasoo qeyb qaatay bulshada qeybaheeda kala duwan, wuxuuna ka dhacay hoolka jaaliyadda Soomaalida ee Borås.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

bandhiggii-amal-express-sweden-ee-magaalada-bors