Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Bandhig Adeega Amal Express iyo Kafaalo Magazine.

Bandhig Adeega Amal Express iyo Kafaalo Magazine

Amal Express ayaa shacabka ku nool magaalada Västerås u qabatay barnaamij isugu jira adeegyada shirkada iyo soo bandhigid joornaalka Kafaalo Magazine. Kulankaan waxaa kasoo qeyb qaatay bulshada qeybaheeda kala duwan.Soo jeediyaasha waxaa ka mid ahaa dhinaca Amal Express Abdihakeem Mohamed, Farhan Abdi Jama iyo Khadar Camey oo soo jeediyay ahmiyadda wax akhriska, faahfaahiyayna joornaalka Kafaalo Magazine. Macalin Abdirisak Hussein wuxuu ka hadlay faaiidooyinka uu ka helay kadib markuu akhristay Kafaalo Magazine.

Waa sawiro bandhigii adeegyada Amal Express iyo joornaalka Kafaalo Magazine.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

bandhig-adeega-amal-express-iyo-kafaalo-magazine