Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Tababarkii sanadlaha ahaa ee Amal Express.

Tababarkii sanadlaha ahaa ee Amal Express

Tababarkii sanadlaha ahaa ee Amal Express

Amal Express oo tababar sanadle ah u qabatay wakiilada Sweden. Shirkada Xawilaadda ee Amal Express ee dalka Sweden ayaa tababar muhiim ah oo ku saabsan sharciyadda lacag dirista iyo suuq-geynta ugu qabatey magaalada Gothenburg Wakiilada ka hawlgala dalka Sweden. Waxaana tababarkan bixinayay Sharci yaqaano iyo aqoonyahan ku xeel dheer Sharciyadda, suuq geynta iyo maamulwanaaga.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

tababarkii-sanadlaha-ahaa-ee-amal-express