Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Sharciyada.

Företag följer inte penningstvättslagen

Sharciyada lacag dirista

 

Shirkadaha ka shaqeeya lacagaha waa masuuliyadooda in ay markasta aqoonsadaan macaamiisha diraya lacagaha. Macamiilka waxaa laga rabaa koobi kaarkiisa aqoonsiga, magaca, cinwaanka, lamabarka dhalashada, saxiix iyo telefonnummer. Shaqaalaha shirkada markasta waxay ku waydiin karaan sababta aad lacagta u diraysid. Waxay kaloo ku waydiin doonaan qoraal aad ku xaqiijinaysid meeshaad lacagta ka keentay sida warqada mushaarka iwm. Hadii aan la qeexin lacagta meesha ay ka timid waxay khatar ugu jirtaa inay noqoto lacag sharci-darro ah. Markasta oo ay lacagta aad diraysid ka badan tahay 10.000 kronor waxaa imaan doono suaalo iyo inaad keentid cadaymo. Amal Express maclumaadka macaamiishu dhiibto waxaa lagu xifdinayaa faylal iyo it systemka shirkada.

 

sharciyada