Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Bandhig Amal Express.

Bandhigga Amal Express Göteborg

Amal Express Sweden ayaa magaalada Göteborg bandhig ku saabsanaa horumarinta dhaqaalaha qoyska ku qabatay. Qodobadda shirka waxaa ka mid ah adeegyada Amal Express ay macmiisha u hayso, adeegyo casri ah oo Amal Bank diyaarisay sida diaspora acount, online banking, marwo saving iyo xudun xir.

Barnaamijka ganacsiga

Barnaamijka ganacsiga Amal Express Sweden Halkan hoose ayaa waxaad ka daawan kartaa wareysi ku saabsan waxii aan u qabanay bulshada. Hadii aan nahay Amal Express waxa aan markasta tiigsanaa in aan bulshada hormarinteeda ka shaqeyno.

Kafaalo Magazine

Amal Express fududeysay soo saaridda Kafaalo Magazine Stockholm:-Waxaa 07 March 2015 ka dhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden shir lagu daahfuray Kafaalo Magazine (KM) 2015 oo ay maalgalisay xawaalada Amal Express. Shirkaan oo ay ujeedadiisa ugu weyn aheyd rogrogida tarbiyadda iyo tacliinta jiilasha soo socda. Arinkaan oo ka mid ah mawduucyada ugu balaaran ee sanadkaan lagu falanqeeyo KM 2015.
bandhig-amal-express