Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Amal Express.

AMAL EXPRESS

Ku soo dhawaaw adeega Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka Soomaaliyeed xafisyana ku leh Afrika, Europe, Asia, Amerika, Australia. Amal adeegeeda waxaa laga heli karaa magaalooyinka waaweyn ee wadanka Sweden oo dhan.
Shirkaddu waxay xooga saarta sidii marwalba looga haqabtiri lahaa macaamiisha waxay u baahan yihiin. Amal Express waxay diyaar u tahay inay u adeegto macaamiisheeda, wixii ka xumadana isla markiiba xaliso.
Macaamisha ku xiran Amal Express waxay helayaan faaìdooyin badan, lacagta oo wakhti yar lagu qaato, amaano iyo adeeg hufan.
La xiriir xafiiska kuugu dhaw. Halkaas waxaa gacma furan kuugu soo dhawaynaya akhyaar kuu adeegta.Waxaa kaa gudoomaynaa fariimaha lacagta ah ee aad u gudbinaysid qaraabadaada iyo asxaabtooda.

LACAG DIRIS

Lacagta aad dirtid wakhti yar ayaa qofkii loo diray ku qaadanayaa. Hadii lacag laguu soo diro magaca ku qoran kaarkaada aqoonsiga iyo magaca lacagta ku qoran waa inay isku mid yihiin. Macaamiisha waa in ay diyaar la noqdaan maclumaadka looga baahanyahay. Maalinkasta waxaa dhaca 26 burcadnimo. Burcadnimadaas waxay ku dhacdaa shakhsiyaadka, dukaamo iyo bangiyo. Hadii aan yarayno isticmaalka lacagaha cad waxaa yaraanaya falalka burcadnimada.

amal-express