ADEEGA AMAL EXPRESS

Posted on 23 April, 2015 · Posted in Okategoriserade

Macmiilka kasta oo ku xiran Amal Express wuxuu helayaa faa`iddoyin badan, lacagta oo wakhti yar lagu qaato, amaano iyo adeeg hufan.
Waxaan ka caawinaynaya macaamiisha sida lacagaha biilasha ah  looga bixiyo bangiyada.Waxaan kale oo ka caawinaynaa wax kasta oo ku saabsan fahamka foomamka iyo warqadaha ka yimimaada hay`ada dawlada.