AMAL EXPRESS

Posted on 22 April, 2015 · Posted in Okategoriserade

Ku soo dhawaaw Amal Express.
Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed xafiisyana ku leh  Africa, Europe, Asia, Amerika, Australia iyo meelo  badan oo kale.
Shirkaddu  waxay xooga saarta sidii marwalba looga haqabtiri lahaa macamiisheeda waxay ay u baahan yihiin. Shirkadu waxay diyaar u tahay inay u adeegto macaamisheeda, wixii ka xumaadana isla markiiba xaliso.
Macaamiisha waxaa diyaar u ah wakiilo khibrad iyo cilmi u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.