Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Qiimaha xisaabso

Tel: +46-31-199535
sawir

MACAMIIL NOQO

Macaamisha ku xiran Amal Express waxay helayaan faaìdooyin badan, lacagta oo wakhti yar lagu qaato, amaano iyo adeeg hufan.

 

sawir

WAKIIL NOQO

Ma xiisaynaysaa inaad wakiil u noqotid Amal Express. Amal Express waa hormuudka xawaaladaha Sweden, ka mid noqo shirkad leh qorashe wanaagsan..

 

sawir

AMALBANK

Qofkasta wuxuu u baahanyahay hanti meel u taal oo hadii ay wax ku dhacaan uu kala soo baxo .

 

La xiriir

Hadii aad u baahantahay in aad wax ka ogaato adeegyada Amal Express nagala soo xariir lambarkaan.
Xarunta dhexe (maalin kasta 10-18)
sawir +(46)736632349

 

Arimaha Bulshada

Shaqooyinkii ugu danbeeyey oo Amal Express ay bulshada u qabatay.

<< >>

Wararkii ugu danbeeyey

Qoraaladii ugu danbeeyey ee Shirkada.

[FBW]

Maclumaadka looga baahanyahay macmiilka

04/23/2015

Shirkadaha ka shaqeeya lacagaha waa masuuliyadooda in ay markasta aqoonsadaan macmiisha diraya lacagaha. Macaamiilka waxaa laga rabaa aqoonsiga kaarkiisa , magaca, cinwaanka,

ADEEGA AMAL EXPRESS

04/23/2015

Macmiilka kasta oo ku xiran Amal Express wuxuu helayaa faa`iddoyin badan, lacagta oo wakhti yar lagu qaato, amaano iyo adeeg hufan. Waxaan ka caawinaynaya macaamiisha sida lacagaha biilasha ah  looga.. read more

AMAL EXPRESS

04/22/2015

Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed xafiisyana ku leh  Africa, Europe, Asia, Amerika, Australia iyo meelo  badan oo kale. Shirkaddu  waxay xooga saarta.. read more

front-page