Halkan ku xisaabso lacagtaaada

Wadanka
Dollarka:
Waxaad qortay:
You are here: Home

Shirkada Amal Express Sweden.

 

 

 

 


ADEEGA AMAL EXPRESS

Macmiilka kasta oo ku xiran Amal Express wuxuu helayaa faa`iddoyin badan, lacagta oo wakhti yar lagu qaato, amaano iyo adeeg hufan.
Waxaan ka caawinaynaya macaamiisha sida lacagaha biilasha ah looga bixiyo bangiyada.Waxaan kale oo ka caawinaynaa wax kasta oo ku saabsan fahamka foomamka iyo warqadaha ka yimimaada hay`ada dawlada.

Waayo Amal Express?

 

 

 

Waayo Amal Express

Ku soo dhawaaw Amal Express.
Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed xafiisyana ku leh Africa, Europe, Asia, Amerika, Australia iyo meelo badan oo kale.
Shirkaddu waxay xooga saarta sidii marwalba looga haqabtiri lahaa macamiisheeda waxay ay u baahan yihiin. Shirkadu waxay diyaar u tahay inay u adeegto macaamisheeda, wixii ka xumaadana isla markiiba xaliso.
Macaamiisha waxaa diyaar u ah wakiilo khibrad iyo cilmi u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.

Search (Raadi)

Koonto

Amalsweden Webmaster @Copyright Amalsweden.com 2011-2013