Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

KAYDSO AMA KOBOCSO.

Qofkasta wuxuu baahanyahay hanti meel u taal oo hadii ay wax ku dhacaan uu kala

soo baxo. Hoos ka fiirso adeegyada Amal Express idiin hayso.

Koontada Amal Bank

Hadaad rabtid koonto aad ku kaydsatid lacagtaada furo Amal amaano. Koontada

noocan ah waxaa loo furi karaa shakhsi, qoys ama urur. Adeegaan waxaa idiin haya

Amal Bank oo xaruntiisa tahay Garowe, Somalia.

Saamiga Amal Express

Ma rabtaa lacagtaada sanadka kasta inay kuu koboxdo? Ku darso lacagtaada Amal

Express oo kuu ogol inaad ku darsatid saami.

kaydso-ama-kobocso