Ku soo dhawaaw Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka soomaliyeed u leh adeega macamiisha iyo lacag dirista.
Open
X

Macmiil Noqo.

Macaamisha ku xiran Amal Express waxay helayaan faaìdooyin badan, lacagta oo

wakhti yar lagu qaato, amaano iyo adeeg hufan.

La xiriir xafiiska kuugu dhaw. Halkaas waxaa gacma furan kuugu soo dhawaynaya

akhyaar kuu adeegta.Waxaa kaa gudoomaynaa fariimaha lacagta ah ee aad u

gudbinaysid qaraabadaada iyo asxaabtooda.

Macaamiilka cusub waxaan ka rabnaa kaarkiisa aqoonsiga inuu nosoo diro. Anagaa

ku caawinayna ee naga soo wac 0736632349, waxaan furanahay 10-18 maalin

kasta.

Nala soo xariir

Xarunta dhexe (maalin kasta 10-18)

0736632349

Xafiisyada Amal Sweden

macmiil-noqo